Musharax Tuuryare oo gaaray Dhuusomareeb si wayna loogu soo dhaweeyay(Sawiro)!!

Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxweynanimo ee maamulka Galmudug ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulkaas. Tuuryare iyo wafdiga uu hogaaminayo waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay gudoomiyaha dagmada Dhuusmareeb Macalin Nuur Axmed, 43 ka tirsan xildhibaanada cusub ee Galmudug, xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo qaar ka … Continue reading Musharax Tuuryare oo gaaray Dhuusomareeb si wayna loogu soo dhaweeyay(Sawiro)!!